Hore

Mashaariicda

AI Chat

Xiriir

Hal-abuurka Tignoolajiyada ee Berri

Kooxda FahamDevs waxay dhisataa nidaamyo digital ah oo casri ah.

Mashaariicda aan Hirgeliyay

Al Salaam School

Nidaamka maamulka iskuulada iyo la socodka dhibcaha ardayda oo daruuriga ah (Cloud-based).

MO Delivery System

Nidaamka maamulka dalabaadka iyo gaarsiinta raashinka ama agabka oo leh la socodka Live-ka ah.

E-Commerce Solution

Platform dhamaystiran oo loogu talagalay ganacsiyada yaryar, lehna nidaamka POS iyo rasiid daabacaad.

Business Analytics

Dashboard muujinaya koboca ganacsiga iyo xogta iibka si toos ah (Real-time data visualization).

Cloud Infrastructures

Ku xirista xogta ganacsiga daruuraha (Firebase/AWS) si loo hubiyo badqabka iyo helitaanka xogta markasta.

API Development

Dhisidda matoorada ay ku wada xiriiraan apps-ka kala duwan si xogta ay isugu gudbiyaan si nabad ah.

FahamDevs AI

AI BotOnline

Xogta Macaamiisha